Home arrow Ganacsiga arrow Markab Gacansi oo ku Dagay Xeebaha Badda Cas
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 07 2008
Markab Gacansi oo ku Dagay Xeebaha Badda Cas
Written by Ali Moallim   
Thursday, 07 August 2008

Jabuuti, (insidesomalia.org) - Makab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo ku sii jeeday Dekedda dalka Jabuuti ayaa ku dagay xeebaha dalka Cumaan, waxaana ganacsiga saaran intiisa badan sheegtay shirkada ganacsiga ee Jabuuti.

 

Agaasimaha shirkadda ganacsiga ee Jabuuti Xirsi Axmed Kidaar oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ganacsiga markaabkaas saaran intiisa badan ay iyagu lahaayeen, ayna sugayaan waxa laga yiraahdo ganacsigooda.

 

Markabkan, ganacsigii uu waday iyo shaqaalihii la socday ayaa gabi ahaan la la'yahay, waxaana markabku uu dagay shalay galinkii dambe, iyadoo shirkadda markabka iska leh aysan weli wax hadal ah soo saarin.

 

"Inta badan ganacsiga uu waday makabka ee ku raran qaanada dhexe Reer Jabuuti ayaa lahaa, waxaana ganacsiga noo saaran ka mid ahaa: Gaadiid Basas ah iyo kuwo Cartarbiler ah" ayuu yiri Kidaar oo intaa ku daray in Markab uu ku jiray Caymis.

 

Mar wax laga weydiiyay in ganacsigooda laga siinayo magdho iyo in kale, ayuu sheegay inay ka sugayaan shirkadda markabka isla leh magdhawgooda halka ay ka qaadanayaan, isagoo sheegay inuusan jirin ruux Jabuutiyaan ah oo ku dhintay markabkaas.

 

Badda cas oo ay ka dhacayaan dabeylo aad u xoogan xilligaan xagaaga ah ayaa waxaa ku dagay muddo hal todobaad ku siman saddex doomood iyo markabkaan, waxaana tani ay cabsi weyn ku keenaysaa ganacsatada gaadiidkooda ay halkaas maraan.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >