Home arrow Ganacsiga arrow Madfac Kudhacay Dhismaha Shirkada Hurmud ee Muqdisho oo Khasaaro Geystey
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 08 2008
Madfac Kudhacay Dhismaha Shirkada Hurmud ee Muqdisho oo Khasaaro Geystey
Written by Ali Moallim   
Sunday, 08 June 2008

Muqdisho, (insidesomalia.org) - Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku taala Wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha ayaa maanta waxaa ku dhacay Madfac waxyeello u geystay qeybta firdhisada Shirkaddaas, iyadoo taasina ay keentay in ay si hagaagsan u shaqeyn waayaan Taleefoonnada gacan-qaadka ah ee Mobiles-ka.

C/rashiid Cali Gadiid oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Madfac ku soo dhacay qeybta sare ee dhismaha Shirkadda Hormuud uu waxyeello gaarsiiyay qeybta firdhisada Shirkadda, gaar ahaan tan Mobile-ka uu Madfacaas waxyeello gaarsiiyay, sidoo kalena ay waxyeello gaareen fiilooyin waa weyn oo ay Shirkadda u isticmaaleysay qeybtaas.

C/rashiid Cali waxaa uu sheegay in ay guddi u saareen soo qiimeynta khasaaraha soo gaaray Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah seddex Shirkadood oo adeeg Isgaarsiineed ay ka helaan Dadka Soomaaliyeed.

Markii uu Madfacaas ku dhacay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa waxaa mar kaliya howl-gab noqday oo shaqeyn waayay Taleefoonnada gacan-qaadka ah ee Shirkaddaas, inkastoo haatan ay Mas’uuliyiintaas Shirkadda sheegayaan in ay farsamayaqaanno ku howlan yihiin sidii qeybta Taleefoonnada mobile-ka dib loogu howl-gelin lahaa.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >