Home arrow Ganacsiga arrow Maamulka Degmada Afmadoow oo Mamnuucay Dhoofinta Ugaarta iyo Jarista Dhirta
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:138
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:66
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:48
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:333
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 22 2008
Maamulka Degmada Afmadoow oo Mamnuucay Dhoofinta Ugaarta iyo Jarista Dhirta
Written by Ali Moallim   
Sunday, 22 June 2008

Afmadoow, (insidesomalia.org)-Maamulka Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa soo saaray ammaro lagu mamnuucayo jarida dhirta iyo dhoofinta Ugaadha ee deegaanada hoos taga Degmadaasi.

Kulan ay yeesheen Maamulka Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose ayeey ka soo saareen qodob gaaraya ilaa 5 qodob oo ku wajahan deegaanada uu ka arimiyaan Maamulkaasi qodobaadasi oo ay ka mid ahaayeen in ugaadha deegaanadasi aan la qaban Karin, isla markaana aan la iib geeyn karin iyo weliba in aan la jari karin dhirta deegaanadaasi iyo qodobo kale.

Gudoomiyaha Degmada Afmadoow Cabdi Qaadir Shiikh Max’ed Qaloon ayaa waxaa uu sheegay in dhaqan galinta qodobadaasi looga baahan yahay dadka ku dhaqan Degmada Afmadoow iyo deegaanada hoos taga ee ay qodobadani ku wajahan yihiin.

Waa markii ugu horeeysay ee Maamulka Degmada Afmadoow uu soo saaro qodobo ku siman dhirta iyo ugaadha tan iyo markii la magacaabay oohada laga joogo labo bilood.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >