Home arrow Ganacsiga arrow Lacag Puntland Lagu Daabacay oo Lagadiidey Gobalka Galgaduud
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:416
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jan 25 2008
Lacag Puntland Lagu Daabacay oo Lagadiidey Gobalka Galgaduud
Written by Ali Moallim   
Friday, 25 January 2008

Galgaduud, (insidesomalia.org)- Lacagta falsada ah ee lagu soo daabco Maamul Goboleedka Puntland ayaa Manta laga diidey degaano katirsan Gobolka Galgaduud, wuxuuna arinkaasi saamayn weyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee degaanaaasi kasocdey.

Sicirka Maciishada qutul daruuriga ah ayaa Suuqyada Degmada Dhusamareb iyo qaar kale oo kamid ah Degmooyinka hoosyimaada Gobolka Galgaduud ayaa gaarey halkii ugu sareysey.

Sicir bararkan ayaa waxaa loo aaneynayaa lacagta faalsada looyaqaano oo lagu soo daadieyey Suuqyada Ganacsiga Gobolka Gelgaduud,taasoo ay soo daabacdeen Rag Ganacsato ah oo kusugan PuntLand. Qiimaha lagu sarifo 100-ka Dollarka Mareekanka ayaa gaarey 2500.000 oo Shilnka Soomaaliga ah.

Shacabka ku nool Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lasoo derstey dhibaato ku aadan sidii ay umaareyn lahaayeen qutul daruurigooda,ayadoo Gobolkuna ay kusuganyihiin Dad Qaxooti ah oo aad ufara badan oo kasoo cararey Dagaalada kadhacay Magaalada Muqdisho.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >