Home arrow Ganacsiga arrow Goobo Aflaata Lagudaawada oo Irdaha Loolaabey
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 16 2008
Goobo Aflaata Lagudaawada oo Irdaha Loolaabey
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 16 April 2008

Marka,(insidesomalia.org)-Goobihii Aflaanta lagu daawanayay ee ku yaalay magaalada Marka ee Gobolka Shabelaha hoose ayaa irdaha loo laabay kadib markii habeen hore weerar bam Gacmeed lagu qaaday shineemo ku taala magaaladaasi oo oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaarey dadkii daawanayey shaneemadaasi.

Warara laga helayo Magaalada Marka ayaa sheegaya in dhimashada ay gaartey 6 Ruux haka dhaawacana uu gaarayo 13 Ruux oo qaar kood ay halis yihiin.

 

 

Waxaa guud ahaa irdaha loo laabay in ka badan 15 shineemo oo ku taalay Magaalada Marka ee Gobolka Shabelaha Hoose kuwaasi oo illaa shalay la arkayay iyadoo milkiilayaasha shineemooyinkasi ay ka raranayaa alaabadooda.

Qaar ka mid ah milkiilayaasha gobahaasi shaneemooyinka oo Warbaahinta u waramayay ayaa sheegay in guud ahaan go’aan ku gaareen in ay ka tanaasulaan howlaha shineemooyinka ee ay ku hayeen Maagaalada Marka.

Arintani ayaa waxaa si weeyn u soo dhaweeyay waalidiinta iyo qeeybaha kala duwan ee ku dhaqan Magaalada Marka, kuwaasi oo sheegay in dhibaatada ay ku qabeen ay aheyd marka ay caruurtooda u diraan goobaha wax barashada ay ku leexan jireen goobaha Aflaanta lagu daawado.

Xirnaanshiyaha shineemooyinkani ayaa ka dan beeysay kadib markii habeen hore qarax xooga lala eegtay shineemo ku taalay Magaalad Marka taasi oo ilaa iyo hada uu isa soo tarayaa qasaarihii ka dhashay qaraxasi.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >