Home arrow Ganacsiga arrow Ganacsigii oo dib Uga Bilowdey Bakaaraha
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:64
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:274
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:825
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Oct 31 2007
Ganacsigii oo dib Uga Bilowdey Bakaaraha
News in Somali - Ganacsiga
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 31 October 2007

Mogadishu, (insidesomalia.org) - waxaa manta Ganacsigii dib uga bilowdey Suuqa weyn ee Bakaaraha kadib markii uu xirnaa dhoor Maalmood oo Dagaalo Qaraar ay socdeen kuwaasi oo udhaxeeyey Dowlada iyo Kooxaha kasoo horjeeda.

Sida lagu soo waramayo Ciidamadii Dowlada ayaa laga qaadey Suuqa iyo agagaarihisa taas oo kadanbeysey wadahadal dhaxmarey Dowmada iyo Ganacsatada.

Suuqa Bakaaraha waa halbowalaha Ganacsiga Soomaalia waxaana Degan inta badan Shirkadaha waaweyn ee Ganacsiga sida kuwa Isgaarsiinta iyo Xawaamadaha ka shaqeeya wuxuunaa ahaan jirey intii kahoreysey Dagaaladan goob kacaagan Dagaalka oo leh Ciidamo ay sameysteen Ganacsata.

Maalmo kahor ayey aheyd Markey Qubtey qeyb muhiim ah oo kamid ah Suuqa Bakaaraha oo lagu iibinayey Bagaashka iyo Dharka taas oo Dadbadani oo danyer ah ku hanti beeleen.

Markii ay Dawlada KMG ay soo degtey Caasimada Somalia ee Mogdishu ayaa waxey ganacsata ku amrtey in ay hukooda ku soo wareejiyaan amaankoodana ay Dolada sugi doonto.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Related news items
Newer news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >