Home arrow News in Somali
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:316
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 25 2008
Ganacsiga Degmooyinka Madiina iyo Dharkeenley oo Lahakiyey
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 25 June 2008

Muqdosho,(insidesomalia.org)- Waxaa gebi ahaanba hakad la geliyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, waxayna xayiraadda ganacsiga saameyn ku yeeelatay dadka degmadaas ku dhaqan.

Xasan Axmed Nuur oo ka mid ah dadka Degmadaas ku dhaqan oo uu saameyn ku yeeshay xayiraadda ganacsi ee lagu soo rogay Degmada Dharkeenley ayaa wuxuu sheegay in amarka lagu joojiyay dhaqdhaqaaqa ganacsiga uu ka yimid dhinaca Ciidamada maamulka Degmada.

“Dadka guryahooda ayay iska joogaan wax ganacsi ahna kama jiro halkan, waxaana taasi ugu wacan iyadoo aysan furneyn dhamaan goobihii ganacsiga”ayuu yiri Xasan Axmed Nuur.

Saraakiisha Ciidamada amarka soo saaray ayaa waxay sheegeen in goobaha ganacsiga dib loo furi doono, kadib marka la hagaajiyo ammaanka Degmada Dharkeenley, taasi oo aan ilaa iyo haatan waqti rasmi ah loo qaban.

Dadka ku dhaqan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa had iyo jeeraale waxay cabasho ka muujiyaan xanibaado ay ku soo rogaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ee Muqdisho ku sugan, kuwaasi oo marka ay howlgallada sameynayaan joojiya dhaqdhaqaaqyada Dadka, Ganacsiga iyo Gaadiidka.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >