Home arrow News in Somali
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:101
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:103
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:36
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:40
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 29 2008
Diyaar Garoow Xoogan oo Laga Dareemayo Suqyada Magaalada Marka
Written by Ali Moallim   
Monday, 29 September 2008

Marka,(insidesomalia.org)- Dhaqdhaqaaq xoogan oo luugu diyaargaroobayo Ciidul Fidriga ayaa si weyn looga dareemayaa suuqyada kala duwan ee Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha hoose.

 

Waxaa si xoogan looga dareemayaa suuqyada kala duwan ee Magaalada Marka dhaqdhaqaaq ganacsi oo dadka ku nool magalada Marka iyo hareeraheeda ay ugu diyaargarobayaan munaasibada ciidul fidriga oo fooda nagu soo heysa.

 

Goobaha sida weyn looga dareemayo ganacsiga ayaa waxaa ka mid ah goobaha lagu iibiyo dharka iyo kabaha iyo weliba qalabka Caruurta ay ku ciyaaraan halkaasi oo lagu arkayo hooyooyin caruutooda gacmaha ku wata isla markaana doonaya in ay caruutooda wax u gadaan.

 

Sidoo kale u diyaar garoowga ciidul fidriga ayaa waxaa laga dareemayaa goobaha lagu iibiyo macmacaanada iyo halka ay dumarka isku qurxiyaan taasi oo u muuqata marka aad tagto goob aad u mashquul badan.

 

Ciidani ayaa waxaa ay ku soo aaday xili sicir barar xoogan uu ka jiro guud ahaan dalka Taasi oo qosaska intooda badani ku qasabtay in ay ubadkooda u gadan waayaan dharka iyo kobaha ay ku ciidi lahaayeen.

 

Arimahani ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili gobolka Shabelaha hoose gaar ahaan Magaalada Marka ay ku sugan yihiin dad farabadan oo ka barakacay dagaalada ka taagan Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka qeyb qaadanaya u diyaar garoowga munaasibada Ciida waxaa sidoo kale halkaasi ku sugan qoysas aan awoodin in ay u dabaal degaan munaasibadani isla markana uu waqtiga u saamix la’yahay in ay caruutooda u iibiyaan dharka ay ku ciidi lahaayeen.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >