Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 06 2008
Daraawalada Gaadiidka BL-ka Muqdisho oo ka Cabanaya Ciidamada Dowladda
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 06 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Darawalada ka shaqeeya inta u dhaxeysa Isgooyska Fagax iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmaan  Kooxo ku libisan dareesyska Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.

 

Qaar ka mid ah darawalada Gaadidka Blka ah ee ka dhex shaqeeya inta u dhexeeysa isgooyska Fagax iyo Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in saaka waabarigii hore ay kooxo ku libisan dareeyska Ciidamada Dowladda baarasho iyo dhac ugu geeysteen rakaabka gaarigaasi saarnaa xili ay marayeen halka loo yaqaan Jiiro garoob oo ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

 

Mid ka mid ah darawadlada gaadiidkaasi oo ka gaabsaday in magaciisa in la shaaciyo ayaa waxaa uu sheegay in kooxahasi ay jir dil iyo baarasho ugu geeysteen dadka rakaabka ah xili gaariga uu marayay halka loo yaqaan Jiiro Garoob ee degmada Yaaqshiid kadibna ay iska soo daayeen markii ay ka qaateen wax ay dadkaasi wateen.

 

Ma’ahan markii ugu horeeysay ee shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ay qeeylo dhaan la xiriirta dadka ku libisan dareeyska Ciidmada oo dhac u geeysta ay ka soo yeerto waxaana marar hore shacabka ka soo yeerayay qeylo dhaan sidan oo kale ah waloow masuuliyiinta Ciidmada ay meel isaga riixaan cabashada shacabka, taasi oo ay ku tilmaaman in ay tahay waxba kama jiraan, isla markaana meel looga dhacay Sumcada Ciidamada Qalabka sida.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >