Home arrow Ganacsiga arrow Ciidamo Ilaaliya Amniga Suuqa Bakaraha oo Lasameynayo
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:316
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 16 2008
Ciidamo Ilaaliya Amniga Suuqa Bakaraha oo Lasameynayo
Written by Ali Moallim   
Sunday, 16 March 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org) - Ganacsatada ku dhaqan Suuqa Bakaaraha ayaa bilaabay sameynta Ciidamo u gaar ah suuqa, kuwaasoo sugi doona ammaanka Suuqaas oo mushkilad adag ka taagan tahay.

Midowga Ganacsatada Gobolka banaadir oo dhowaan kulamo gooni gooni ah ka yeeshay arrimaha Suuqa Bakaaraha ayaa isku afgartay in Suuqa laga fogeeyo dhibaatoyinka soo noq noqday, isla markaana Ciidamo gaaraya 200 oo ammaanka Suga la sameeyo.

Inkasta oo Ganacsiga Suuqa yahay mid furan ayaa dhaq dhaqaaqyada ay wadaan Ganacsatadu lagu sheegay in ay tahay tallaabo horay loo qaaday oo amaanka suuqaasi waxtar uleh.

Kulamadii dhowaan ay la qaateen Ganacsatada Gudiga Ammaanka Qaranka ayaa noqday kuwo horumar laga gaaray, waxaana Ganacsatada loo madax banaaneeyay xasilinta Suuqa Bakaaraha.

Ganacsatada Suuqa ka howl gala ayaa waxay sheegeen in muhiimad weyn ay u tahay in ilaalo gaar ah loo sameeyo Suuqa, si ammaanka iyo xasiloonida u sugaan.

Ciidamada Suuqa loo sameynayo ayaa waxay yihiin kuwo aan hoos imaan doonin Ciidamada Dowladda, waxaana Ciidamadaasi yihiin kuwo Ganacsatada ay si toos u Maamulaan.

Suuqa Bakaaraha ayaa maalmihii u dambeeyay ahaa meel ay qalalaaso ka taagantahay oo aan cidna isku aamineynin, waxaana suuqa ka taagnaa dagaalo iyo dilal qorsheysan oo aan la ogeyn cida kadanbeeysa.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >