Home arrow Ganacsiga arrow Banaanbaxyo Rabshado Wata oo Maalintii Labaad ka Socoda Muqdisho
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 06 2008
Banaanbaxyo Rabshado Wata oo Maalintii Labaad ka Socoda Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 06 May 2008

sawiro banaan baxa muujinayaMuqdisho,(insidesomalia.org)- Banaanbax rabshado wata oo looga soo hor jeeda Diidista Lacagaha Shilin Soomaaliga ayaa maalintii labaad ka soconaya qeeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Dadweeyne careeysan oo gaaray kumaan kun oo ruux ayaa maanta waxaa ay isugu soo bexeen qeeybaha kala duwan ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Dharkeenleey waxaana ay ku qeeylinayeen Ereyo ka dhan ah kala Sooca lagu hayo Shilin Somaliga iyo sare u kaca ku yimid Maciishada Daruuriga ah.

Dadkani ayaa gubayay taayeero, isla markaana waxaa ay dhagxaan la dhacayeen Goobaha Ganacsiga iyo Gaadiidka Bl-ka ah ee isaga kala gooshaya qeeybaha kala duwan ee Gobolka Banaadir.

Guud ahaan isku socodka Dadka,Gaadidka iyo Ganacsiga ayaa maalintii labaad waxaa saameeyn ku yeeshay dibadbaxyadani rabshadaha wata ee ay dhigayaan dad ka careeysan diidista kunka Shilin ee Somaliga ah.

Maanta waxaa gebe ahaanba istaagey Ganacsigii iyo isku socodkii gaadiidka iyo daweyanha Magaalada Muqdisho marka laga reebo Gaadiidka Ciidamada Dowladda.

Dhanka kale waxaa soconaya kulan looga hadlay Arimahan saameeyay dadka Shacabka ah ee sare u kaca Maciishada qutul daruuriga ah iyo kala sooca lagu ahayo Shilin Soomaaliga, kaasi oo ay leeyihiin Gudiga Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo kuwa Suuqa Bakaaraha.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >