Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:417
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 08 2007
Dowladda Sacuudiga oo Diiday in Xujeyda Soomaalida warqad ku xajiso
Written by Ali Moallim   
Thursday, 08 November 2007

Muqdisho, (insidesomalia.org) Wararka laga helayo shirkadaha duulimaadyada Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda Sacuudiga ay ka diiday Dowladda KMG Soomaaliya in dadka xajinaya sanadkan ee Soomaaliya ka tagaya ay ku xajiyaan waraaqo aqoonsi ah oo ku aaddan Xajka maadaama Baasaboorka cusub ee dowladdu soo samaysatay uu dalal badan ka socon la' yahay ayna diidan yihiin.

Xukuumadda Sacuudiga ayaa si cad u sheegtay inaan dalkeeda lagu soo gali karin Baasaboor la'aan ciddii soo xajiyaysana looga baahan yahay inay soo qaataan Passporka dowladda Sacuudiga weli aqoonsan tahay ee ah baasaboorkii cagaarnaa ee horey looghu xajin jiray, dalalka kale ee dunidana lagu tago.

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa horay Sacuudiga uga codsatay in maadaama dadku ka gaari Karin sida ay ku doodday Baasaboorka cusub ay ka ogolaato in lagu baxo warqado aqoonsi ah, balse taas gaashaanka ayay dowladda Sacuudiga u daruurtay.

Dowladda Soomaaliya ayaa mamnuucdey Baasaboorkii hore in lagu xajiyo, taasina waxay keentay in dadkii xajin lahaa sanadkan xujo halxilaare ku noqday oo dowladda Soomaaliya loo xayiranyahay in la soo guto Xajkii waajibka.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >