Home arrow News in Somali
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 21 2008
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku Geeriyooday Puntland
Written by Ali Moallim   
Saturday, 21 June 2008
Burtinle (insidesomalia.org)- Waxaa xalay tuulada Xarfo oo u dhaxeysa Bacaad weyn iyo Burtinle ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Shiriye, kaasoo mudooyinkan ku xanuunsanaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamil Goboleedka Puntland.

Ka hor inta uusan geeriyoon Xildhibaankan ayaa waxaa shalay galab loo ambabixiyay Magaalada Gaalkacyo oo la doonayey in maanta diyaarad laga saaro, si loogu soo daweeyo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, balse inta uusan gaarin Magaalada Gaalkacyo uu u geeriyooday xanuun mudooyinkan danbe hayey Marxuumka.

Allaha u naxariistee Maxamed Cali Shiriye ayaa Isbitaalka Magaalada Garoowe waxaa uu jiifay mudo maalmo ah, iyadoo nabar lugtiisa soo gaaray uu keenay in la gooyo mid ka mid ah lugihiisa. waxaana Xildhibaanka uu qabay cudurka Macaanka.

Marxuumka ayaa waxaa uu ifka kaga tegay Caruur fara badan oo dibada ku nool iyo xaas, waxaana maanta lagu wadaa in lagu aaso Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >