Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 28 2008
Safiirkii Soomaaliya ufadhiya Malaysia oo Nairobi ku Geeriyooday
Written by Ali Moallim   
Monday, 28 July 2008

Safiirka soomaaliya ufadhiya maleesiyaNairobi,(insidesoamlia.org)- Waxaa bishan July 26 keedii ku geeriyoodey Magaalada Nairobi Dalka Kenya Allaha u Naxariiste Maxamed Xaji Cabdi oo dhawaan loo magacaabay Safiirka Dalka Malaysia u Fadhiya Dowladda Fedaralka Somalia.

 

Marxuumka oo horey uga mid ahaan jiray Guddoonka Waxbarashadda ee Gobolka Banadir (REO) xilligii Xukuumadii Militariga ayaa wuxuu ahaa  shakhsi aad looga dhex yaqaanay bulshada Somaliyeed meel kasta ay joogto, gaar ahaan Waqooyiga Ameerika oo uu ku noolaa sanadihii danbe ee dagaalka sokeeya ka dhacay Soomaaliya.

 

Alla ha u naxariistee Maxamed Xaaji Cabdi waxaa lagu aasay Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya, wuxuuna ifka kaga tagay Lix caruur ah iyo hooyadood.

 

Marxuumka waxaan eebbe uga baryeynaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ehelladii uu ka baxaynay samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >