Home arrow News in Somali
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Dec 12 2007
Isbitaalka Dayniile oo Lacag Loogu Deeqey
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 12 December 2007

Isbitaalka Dayniile - Dhismo socotaJaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Magaalda Kooban Heegan ee Dalka Danmark ayaa Deeq Lacageed soo garsiiyey Isbitalka Dayniile, taas oo ay ugu talo galeen in lagu dhimeystiro Dhismaha Isbitaalka oo Qabyo ahaa .

Isbitaalka ayaa waxaa loo dhisayaa Gidaar dhirarkiisu la,igyahay 3 Mitir kuna fadhiya Dhul dhan 700 oo Mitir, Deeqdan Lacageed ayaa waxaa Maamulka Isbitaalka kuwareejiyey Gudi loo xilsaarey Deeqa Isbitaalka oo ay kamid taahay Caasha Cisman Ugaas ( Caasha Shaacuur ), waxaana goobjoog ka ahaa inta badan Xubnaha Gudiga oo sheegay in Lacagtani ay jawaab ka tahay baaqii ay horey ugu jeediyeen Dadka Dibadaha kunool ee Soomaaliyeed.

Ma ahaan markii ugu horeysey oo Deeq lacageed lasoo gaarsiiyo Isbitaalka Dayniile oo ka timaada Jaaliyadaha Dibadaha, Deeqdan oo gaareysey $5,310 Dollar ayaa la gudoonsiiyey Gudoomiyaha Gudiga dhismaha ee Isbitaalka Dayniile Mr: Mire Cisman Warsame (Mire Indhayare).

Caasha Shaacuur "Jaaliyadaha Soomaliyeed ee Dalka Dibadiisa meel kastaqba ha ku noolaadaane aad ayaan ugu mahadcelinayaa, waana la ogyahay Dalkaan wixii ay ka qabteen mudadii Dagaalada iyo fowdadu jirtay, hadii aysan bixi laheyn Dadkaasi Dibada kunool, maanta ma heli laheyn Dad Dibada Deeq nooga soo dhiiba" ayey sii raaceysey hadalkeeda.

Isbitaalkan Dayniile ayaa hada waxaa gacanta ku haaya Hay.adda MSF France oo kataageerta xaga Dawada.

Munaasabada wareejinta Lacagta Deeqda ah ayaa waxay ka dhacdey Xarunta Isbitaalka Deyniile ee Magaalada Mugdisho, Mr:Mire Cismaan oo ku hadlayey Maga Isbitaalka Dayniile ayaa siweyn ugu mahadceliyey Dadkii soo dhiibey Deeqdan Lacageed oo qiimo weyn noogu fadhida "ayuu yiri Mr: Mire."

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >