Home arrow News in Somali
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Feb 07 2008
Isbilaaka Madiina iyo Dhaawacyada Dagaalka.
Written by Ali Moallim   
Thursday, 07 February 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-24kii saac ee aynu ka soo Gudubnay ayaa waxaa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ladhigey 28 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan oo qaarkood ay Madaafiicdii xaley la isku weeydaarsanayay Xaafadaha  Degmada Hodan ugu tagtey Guriyahooda.

 
waraka laga helayo Saraakiisha Isbitaalka Madiina ayaa sheegaya in Bukaanadii xaley ladhegey Isbitaalka 16 ka mid ah uu dhaawacyadooda Culusyahay islamarkaasna uu Isbitaalka latacaalayo.

 
Cali Max’ed Macali (Cali Cade) oo ka mida Saraakiisha Caafimaadka Isbitaalka Madiina ayaa Saxaafada  uga warbixiyay tirade Bukanada jiifa Iabitaalka Madiina, wuxuuna sheegay in xaalada Isbitaalka ay hada wanaagsantahay isla markaana ay daaweynayaan  Dadkii ku soo wax yeeloobay Dagaalada aan joogisga laheeyn ee kasoconaya Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.


Inta bada Dadka ku soo wax yeelooba dagaalada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la geeyaa Cisbitaalada Keysaneey, Madiina iyo Dayniile oo waqti xaadirkan  dhamaantooda la ciir ciiraya Bukaano qaba dhaawacyo kala duwan oo tiradooda uu ku sheegey Mr Cali Cade 85 Bukaan.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >