Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Dec 18 2007
Gulaha Samafalka oo Curiyaamiin Kaalmeeyey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 18 December 2007

Muqdisho, (insidesomalia.org) - Golaha Samafalka iyo Horumarinta oo Dad Curyaamiin ah gaarsiiyey 32 Baaskiila oo ay ku sodaan Curiyaaminta, kuwaasi oo ku jira Xarunta Naafada Manhal ee Magaalada Muqdisho.

Golaha Samafalka Soomaaliyeed oo ah Hay'ad Samafal ah, oo kashaqeysa Soomaaliya, waxay inta badan isku dayaan in ay wax u qabtaan Dadka Soomaalyeed ee ay dhibaatada iyo Dagaaladda sokeeye ku soo noqnoqdeen "ayuu yiri Mr. Muqtaar oo ah Madaxa Samafalka Golahan".

Kaalmadan ay bixiyeen Golaha Samafalka ayaa waxaa lagu qiibiyey Xarunta Coriyaamiinta oo ay Maamusho Hay'adda Wadaniga ah ee Manhal oo ay ku jiraan Dad Naafo ah oo gaaaarya 32 Ruux oo ah Dadkii ku Naafoobey Dagaaladii sokeeye ee ka dhacay Dalka Soomaaliya iyo kuwo kale oo qaba Cuduro dabiici ah.

Deqdaan ayaa markii hore waxaa soo dhiibey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Denmark, waxayna soo marsiiyeen Golaha Samafalka iyo horumarinta,sidoo kale Deeqdan waxaa kaloo kamid ahaa 120 Ulood oo ah kuwa ay cuskadaan Dadka Naafada ah iyo waxyaabo kale oo yer yer.

Madaxa Mashaariicda Golaha Samafalka Mr. Muqtaar Axmed Sheikh ayaa sheegay in Deeqdaani ay tahay mid loogu tala galay Dadka Curiyaamiinta ah, ayna soo dhiibeen Dad soomaaliyeed oo ka damqadey dhibaatada Dadka Naafada ah haysata. "wey kanogulyihiin Dadka Naafada ah Dadka kale ayuu yir" Muqtaar.

Mr. Muqtaar waxaa uu intaasi ku daray in Golaha Samafalka soomaaliyeed loo abuuray sidii ay ugu Gargaari lahaayeen Dadka taagta daran ee u baahan in la Gargaaro, waxaana uu ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed maal kasta oo ay joogaan in ay u Gargaaraan walaalahoodda Soomaaliyeed ee liita.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >