Home arrow Caafimaad arrow Diin Diin Labo Madax Leh oo Ku Dhashay Dalka China
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:103
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:105
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:38
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:41
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 25 2008
Diin Diin Labo Madax Leh oo Ku Dhashay Dalka China
Written by Ali Moallim   
Thursday, 25 September 2008

Diin labo Madax leh China,(insidesomalia.org)- Diin Diin labo Madax leh oo culeyskiisu uu yahay 17gram ayaa ku dhashay Gobol la yiraahdo Anhui oo ka tirsan Dalkaasi China,waxaana warka ay sheegayaan in saynisyahanada dalkaasi China ay Diin-kani yar ka iibsadeen nin beeraleey ah oo helay Diinkaasi meel ku dhaw beertiisa, Waxayna sheegeen inay xanaaneyn doonaan Diinkan mucjisada ah.

 

Dhanka kale, nin u hadlay quburadan saynisyahanada ah oo magaciisa la yiraahdo Jimmy Hu ayaa sheegay in waxyaabaha ay diinkani ku arkeen ay tahay in koriimadiisu ay saa'id tahay, isla markaana si aad ah wax u cunayo xilli walba, Wuxuuna ugu dambeyntii tilmaamay in xaaladda caafimaad ee Diinku aad u wanaagsantahay.

 

Hadaba, arrintaan ayaa waxay ka mid tahay mucjisooyinka adduunka lagu arkayo maalinba maalinta ka dambeysa, taasoo ladoonayo in ay ku ibro qaataan Baniaadamnka.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >