Home arrow News in Somali
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:63
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:270
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:820
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Feb 11 2008
Dad ugeeriyoodey Cudurka Juudaanka Qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan
Written by Ali Moallim   
Monday, 11 February 2008

Muqdisho (insidesomalia.org)-Cudurka Juudaanka ayaa waxaa u fara ba’an ku hayaa Tuulooyin dhowar ah oo hoos Taga Magaalada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ugu dhinteen 4 Roox, iyadoo  kudhawad 20 kalena ay la liitaan.


Cadde Cabdi sheikh Doon oo ka mida Dadka uu sida ba’an u hayo cudurka Juudaanka isla markaan Adimada uu Jaray ayaa waxaa uu sheegay in cudurkani uu la il daraa mudo ku dhawaad 8 sano ah, ayna meel kuwada jireen Dad 40 gaaray oo iyana qaba cudurka Juudaanka , waxaana uu xusay in Daawo iyo Daryeel ay ka helayeen hay’ada  Care balse ay haatan ku dhawaad 10 Bilood aysan waxba ka helin.

 
Dhibanahani qaba Cudurka Juudaanka ayaa waxaa uu intaa Raaciyay in Deegaanadii ay ku noolaayeen ay ku soo wajahday daryeel iyo wehel la’aan maadaama buu yir ay Dadkii ila deganaa ay isaga guureen Cabsi ku aadan Cudurkani in uu asiibo darteed iyadoo cudurkani la sheegay in uu yahay mid fida.
 
Cudrkani Juudaanka ayaa waxaa la tilmamay in uu gaaray Gobolka Hiiraan mudo hada  laga joog 40 sano xili ay Gobolkaasi gareen Dad qabay Cudurka oo ka haajiray konfurta Soomaliya.

 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >