Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:317
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:143
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:455
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Feb 06 2008
Caruur udhimatey Cudurka Shuban Biyoodka
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 06 February 2008

Gedo,(insidesomalia.org)- Wararka ka imaanaya Magaalooyinka beledxaawo iyo Baardhere  oo kamid ah Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dadka kudhaqan halkaasi ay soo wajahdey dhibaato caafimad daro ah,kadib markii uu dilaacay cudurka loo yaqaano shban biyoodka.

 
waxaa  Maalmihii la soo dhafay cudurkaasi uu soo ritay Caruur farabadan iyo dad da’ah oo qarkood u geeriyoodey cudurka,halka kuwo kalena ay haatan laxanuusanayaan cudurka.
 
Gudaha Degmada, Baardheere ayaa inta la ogyahay cudurka shubanka ugu geeriyoodeen ilaa 3 qof oo labo kamid ah ay caruur ahaayeen, halka tiro gaareysa 35 qofoodna la dhigay Isbitaalka Degmadaasi sida uu xaqiijiyey kalkaaliye Caafimad oo ku sugan Isbitaalka Degmada baardheere.


Degmada Beledxaawo oo kutaala xaduuda Soomaaliya ay laleedahay Dadka Kenya ayaa la sheegayaa in uu ka dilaacay shuban biyoodka oo Maalmahaan fara ba’an ku haya dadka ku dhaqan Degmooyinka Beledxaawo iyo Bareeraheeda.
 
wararka laga helayo isbitaalka Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ay buux dhafiyeen Isbitaka Bukaano tiro badan oo la il daran cudurka shubanka,kuwaasi oo uban Caruurta da,dooda kayertahay 5 Sano.

 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >