Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 21 2008
Axmed Walad Cabdalla oo ka Digay Qatarta ka Iman Karto Sunta Nucllearka ee Somaliya Lagu soo Qubayo
Written by Ali Moallim   
Saturday, 21 June 2008

Nairobi,(insidesomalia.org)- Soomaaliya oo aan laheyn Dolwlad si fiican u shaqaysa tan iyo sanadkii 1991 ayaa noqtay meel wasaqda badan lagu soo daadiyo gaar ahaan sunta Nuclearka sidaas waxaa ku waramay Danjire Walad Cabdalla, asagoo intaas sii raaciyay in warkaan uu ka helay meel uu ku kalsoonhay.

Axmed Walad Cabdalla, waxuu kaloo uu yari Soomaaliya waxay noqotay goob lagu qubo qashinka Nuclearka iyo wasaqda adag ee ka timaada dhamaan Dunida oo dhan oo xitaa ku jirto sunta Nuclearka .

Cadeemihii ugu horeyay ayaa soo shaac baxay sanadkii 2005, kadib markii Dhul gariirki sunaamida ay dhacday Soomaaliya ay ku dhuftay,waxaana banaanka u soo baxay sun bada hoostayda lagu shubay ee hirkii weynaay ee sunaamiga banaanka u soo saray, halkaas oo dadkii sunta agteyda tagay ay ku jiradeen markii danbana waxay udhinteen dadkaasi dhiig bax.

Koox ka socotay barnaamijka deegaan ee Qaramada Midoobay ayaa tagay Soomaaliya si ay u baarto warbixina ka soo sartay in Maraakiib fara badan oo sharci daro ah ay ku daadiyeen sun Nuclear iyo wasaq ah xeebta soomaaliya.

Kooxdii Qaramada Midoobay ayaa ku talisay in la baaro arintaan oo wax laga qabto,lakiin sharci la'aanta wadanka ka jirta ayay u egtahay in digniintaan loo soo jeesan ama wax laga qaban.





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >