|
|
Business Pages
TABOUK SHIPPING 
|
DEARA DUBAI
DUBAI
971
UNITED ARAB EMIRATES
Email:
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
Website
Telephone: 009714 2255036
Fax: 0097142266983
Tabouk Shipping & International Trade Co. ltd Shirkadda Tabouk Shipping oo xarunteedu tahay magaalada Dubai ee dalka imaaraadka Carabta waa shirkad ku takhasustay qaadista alaabooyinka ayadoo adeegsaneysa: Dhulka (gawaari iyo tareeno) iyo Badda (Maraakiib & doonyo), iyo Hawada (Diyaarado). Allaabada wixii ka yar konteenar waxay shirkaddu kuugu qaadeysaa diyaarad, wixii ka badana waxay kuu marineysaa dhulka ama badda, ayadoo ka soo qaadeysa dunida dacalladeeda. Waa shirkad hawl-wadeenadeedu ay khibrad u leeyihiin maamulidda, gudbinta alaabooyinka, ka baraxidda furdooyinka, iyo daabulidda ama qaadista alaabta. Khibradda ay shirkaddu leedahay ayaa u sahashey in ay alaabooyinka ay qaado si ammaan ah oo waqtigii loogu talo galay ah ku gaarsiiso meeshii ay alaabtu ku soctey. Shirkadda Tabouk Shipping waxay diyaar idiinla tahay adeeg hufan ee la xiriir maamulka shirkadda oo lagala xiriiri karo:
|
WaySearch |
|
|