Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

Interesting Q&A blog post from @Careersgroup with ICRC intern Sarah, who's based here at BRC HQ http://bit.ly/bH0mGk
Join @HBRexchange for today’s #HBRchat at 1pm EDT on debunking career fallacies. Details at http://s.hbr.org/aSrFYX
The Four Phases of Design Thinking http://s.hbr.org/d60deT
Camp Cropper: Tariq Aziz's son claims human rights abuses; MOJ never signed off on transfer. - Niqash http://bit.ly/bRWFXp #iraq
The people that say something can't be done, should never interrupt the ones doing it. (John Wooden)
Nice! RT @TehranBureau: Embassy Finder: not a bad tool 2 have http://bit.ly/9iY1f8
Japan to accept 32 Myanmar refugees from Thailand http://bit.ly/a767Q7
Free, universal health care rolls out for mothers and children in Sierra Leone http://bit.ly/bRjmwS
tnx @inthebackseat van daaruit ;-)
DEC
400,000 children facing starvation in #Niger , CARE video: http://youtu.be/dEatkjqIBWM

User Videos


Rating :
Views :
1191
Date :
09-05-2010
Rating :
Views :
1388
Date :
04-05-2010
Rating :
Views :
1416
Date :
02-05-2010
Rating :
Views :
1006
Date :
26-04-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 202 guests online | Show All
Taliye Shabaab ah oo la dilay PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Monday, 22 March 2010 10:08
Wararka Maanta
Dagaalada iyo duqeymahaan is barbarsoday ayaa u dhaxeeyey cidamada dowlada lagu darey kuwa ahlu sunah oo ...
Kulan ay yeesheen Xubnaha barlamanka ee diidan shirgudoonka ayaa ku dhawaaqay maanta in ay ka qeybgalayni...
19 madfac oo lagu riday galabta gudaha iyo hareeraha suuqa bakaroo iyo dhimasho iyo dhawac soo garey dad ...
Maliishiyo Shabaab ah
Taliyaha Shabaab ayaa lagu toogtay bartamaha magaalada Kismaayo
Madaxii xarakada al-Shabaab ee Dhoobleey Daauud Cali Xasan ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose.

Dilka Daauud Cali Xasan ayaa waxa xaqiijiyay madaxa Shabaab u qaabilsan gobolada Jubbooyinka Shiikh Abuukar Cali Aadan.

Lama oga cidda dishay, laakiin wararku waxa ay sheegayaan in Taliyahaasi Shabaab Madaxda uga ahaa Dhoobleey in lagu toogtay bartamaha magaalada Kismaayo.


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer