Single Sign-On
Tweets
Hello Me
User Videos
Latest News / Wararka Cusub
- Mo Farah: Run away success, a man with odds stacked against him
- Urban warfare: Civilian casualties worries international community
- Somali group warns more troops will be annihilated
- Militant Alliance Adds to Somalia’s Turmoil
- European Commission allocates €35 million for victims of conflict and natural disasters in Somalia
- Somaliland: A democratic beacon of hope in a dangerous part of the world
- Somaliland: Silanyo sworn in as president
- AU to send 4,000 troops to Somalia, US against peacekeepers attacking Al-Shabaab
- Fighting in Mogadishu, at least 32 dead officials say
- Seychelles convicts 11 Somali pirates to 10 years
- Thirteen insurgents killed in Somalia's Puntland
- AU to send an extra 2000 troops to Somalia
- Puntland forces attack al-Shabab in Somali mountains
Newsletter and Updates
Online Users
| Obama oo ku guulaystay |
|
|
|
| News in Somali - Siyaasadda | |||
| Monday, 22 March 2010 10:06 | |||
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka.
Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah, oo wax weyn ka bedelaysa nidaamka caafimaad ee Maraykanka. Dad lagu qiyaasay sodon million oo Maraykan ah ayaa helaya caymis caafimaad. Madaxweyne Obama, oo natiijada codaynta soo dhoweeyey, ayaa sheegay ka dib markii mudo ku dhow boqol sanadood laga dodaayey laguna daalay, ay dadka Maraykanku aakhirkii heleen xaqiijin ah in aafimaadkooda la daryeelayo. Musharixiinta xisbiga Dimuqraadiga ayaa farxad la qayliyey, markii natiijadu cadaatay. Mucaaradka xisbifga Jamhuuriga ah ayaa sheegay in sharcigani yahay mid kharash badan keenaya, oo eenaya faragelin xukuumada ah. Tiro gaadhaysa 219 xubnood ayaa sharcigaas u codeeyey waxaana ka soo horjeestay 212, iyadoo dhamaan xubnaha xisbiga Jamhuurigu ay ka soo wada horjeesteen sharcigan. Source: BBC Somali News The comment section is restricted to members only. |
| related articles: |
|---|
|











