Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

Interesting Q&A blog post from @Careersgroup with ICRC intern Sarah, who's based here at BRC HQ http://bit.ly/bH0mGk
Join @HBRexchange for today’s #HBRchat at 1pm EDT on debunking career fallacies. Details at http://s.hbr.org/aSrFYX
The Four Phases of Design Thinking http://s.hbr.org/d60deT
Camp Cropper: Tariq Aziz's son claims human rights abuses; MOJ never signed off on transfer. - Niqash http://bit.ly/bRWFXp #iraq
The people that say something can't be done, should never interrupt the ones doing it. (John Wooden)
Nice! RT @TehranBureau: Embassy Finder: not a bad tool 2 have http://bit.ly/9iY1f8
Japan to accept 32 Myanmar refugees from Thailand http://bit.ly/a767Q7
Free, universal health care rolls out for mothers and children in Sierra Leone http://bit.ly/bRjmwS
tnx @inthebackseat van daaruit ;-)
DEC
400,000 children facing starvation in #Niger , CARE video: http://youtu.be/dEatkjqIBWM

User Videos


Rating :
Views :
1191
Date :
09-05-2010
Rating :
Views :
1388
Date :
04-05-2010
Rating :
Views :
1416
Date :
02-05-2010
Rating :
Views :
1006
Date :
26-04-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 187 guests online | Show All
Xaalada Magaalada Muqdisho PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Friday, 12 February 2010 11:17
Muqdisho Ciidamada Midowga Africa oo mar kale xaafado ka mid ah Muqdisho Duqeymo Ku bilaabay saaka .

Wararka Murugada iyo tiriaanyada leh ee lag ahelayo dhanka dagmoyinka ay duqeymuhu ku socdaan ayaa sheegaya in Madaafiic ku dhacday dagmada yaaqshiid ay geysatay dhimasho iyo dhawac soo garay dad rayid ah .

Madaafiicdaan oo ka soo burqaneysay fadhisimada ciidamada AMISOM ay ku leyihiin qeybo ka tirsan Magaalda Muqdisho ayaa galaafatay Nolosha lix ruux o rayid Somali ah kuwaas oo aan waxba galabsan isla markaana aan ku jirin wax dagaal ah waxaana dhaawacyo kala duwan soo gaarey dad ka mid ah kuwa deegaanka oo madaafiic ugu tagtay guryahoda xili halkaasi aanay ka jirin wax iska horimad ah. 
Wararka Maanta
Dagaalada iyo duqeymahaan is barbarsoday ayaa u dhaxeeyey cidamada dowlada lagu darey kuwa ahlu sunah oo ...
Kulan ay yeesheen Xubnaha barlamanka ee diidan shirgudoonka ayaa ku dhawaaqay maanta in ay ka qeybgalayni...
19 madfac oo lagu riday galabta gudaha iyo hareeraha suuqa bakaroo iyo dhimasho iyo dhawac soo garey dad ...


lama ogo Madafiicdaan ay ridayaan Cidamada Midowga Africa qasaaraha dhabta ah ee ay geysatay iyo cida bixisay Amarka ah in la duqeeyo xaafado si nabad ah ku sugan .

gobaha sida toos ah loo bartilmaamedsanayey ayaa waxaa ka mid ahaa Hotel Bin Cali iyo deganka Jiiro Garoob agagarka Isgoyska Hotel Towfiiq oo ka wada tirsan degmada Yaashiid ee gobolka Banaadir, waxaana inta la ogyahay madaafiicdaasi ku geeriyooday ilaa 5-ruux oo rayid ah halka ay ku dhaawacmeen inkabadan 15-kale sida ay sheegayaan qaar kamid ah dadka ku sugan degmada Yaashiid oo aynu la xiriirnay.

mid ka mid ah madafiicda o ku habsaday gaari kuwa rakaabka qaada ah ayaa dadkii saarnaa gariga waxay noqdeen kuwa dhinta iyo kuwo dhawacyo kala duwan soo gaareen waxaana garigaanu marayay qeybo kamid ah Wadada 30-ka gaar ahaan halka loo yaqaano Jiiro Garoob.

goobjooge ka mid ah dadka deegaanka ayaa saxaafda u xaqiijiyey in uu indhihiisa ku arkay geeriga laba ruux oo ku dhintay madafiicda ku dhaceysay xafada yaaqshiid ee magaalada Mudsiho Gobolka banadir .

duqeymaha saaka oo aan la garanayn sababaha ka danbeysay in ciidamdaa AMISOM amar lagu siiyo in Magaalada La duqeeyo ayaa waxaa ay ku dhacaysaa qeybo kale oo ka mid ah dagmooyinka Magaalada Muqdisho mana aha markii ugu horeysay ee sidaan oo kale Muqdisho oo nabad ah loo duqeeyo .

sida caadada ah duqeymahaan ayaan mas.uuliyiinta labada gole weli wax mooshin ah ka keeni oo ku saabsan in la joojiyo ama lagula xisaabtamo cida bixineysa amarka ah la la laayo dad xaafado si nabad ah ku joogo xili uu madaxtooda ku sugan yahay madaxweyne Sh Shariif Sh axmed iyada oo weliba goor sii horeysay la shaciyey in dowladu ay tahay dowlada qaadatay Ku dhaqanka shareecada islaamka isla markaana diidan in dad muslim ah dhiigooda la daadiyo

Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer