Single Sign-On
User Videos
| ||||||||
| ||||||||
Hello Me
Latest News / Wararka Cusub
- Whistleblower Who Exposed Wrongdoing in UNDP Somalia Projects Vindicated Retaliator was Country Director of Haiti During Aftermath of Earthquake
- Man Accused of Aiding Somali Terror Group Pleads Not Guilty in NY
- Senior Islamist Leader Assassinated in Somalia
- Is the tide turning in Somalia?
- Dagaalo iyo duqeymo saaka ilaa maqribnimadii caawa ka dhacayey Muqdisho
- UK pledges £5m for Somali fighting fund
- Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study Finds
- Somali leader 'hopeful' of pirate couple release
- Somali Gov. started military offence to push Al-Shabaab out of Mogadishu
- International Women's Day absurd says supermodel
- SOMALIA: Poverty pushes Bosasso children on to streets
- Chinese navy to support anti-piracy off waters Somalia
- Somalia: Government Says It Completed Its Preparation for Offensive Against Rebels
Newsletter and Updates
Online Users
0 users and 167 guests online |
Show All
| Barduuro oo geeriyooday |
|
|
|
| News in Somali - Siyaasadda | |||||
| Thursday, 10 December 2009 16:42 | |||||
Magaalada Nairobi ayaa waxaa maanta ku geeriyoodey Cali Xasan Cali oo loo yaqaano Cali Barduuro oo ka mid ahaa 13kii dhalinyaro ee aasaasey ururkii gobanimadoonka ee SYL.
Cali Barduuro waxa uu ahaa xubintii ugu dambeeyey ee ka noolaa aasaaseyaashii ururkii dhalinyarada ee SYL. Si kedis ah ayuu marxuumku ugu geeriyoodey guri ku yaala Nairobi, sida uu BBCda u xaqiijiyey Maxamed Cusmaan Aadan oo ah Qunsulka guud ee safaaradda Somalia ee magaalada Nairobi. Haddaba marxuum Cali Barduuro nin caynkee ah ayuu ahaa. Weriyaha BBCda ee magaalada Nairobi Yusuf Hassan ayaa eegaya.
The comment section is restricted to members only. |
| related articles: |
|---|
|















