Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

User Videos

Tweets

Bangladesh: Providing safe water for families http://bit.ly/aSpGLe
Philippines: Young campers find healing after Typhoon Pepeng http://bit.ly/csvgTh
Yemen: Displaced by conflict, students crowd a village school http://bit.ly/abaBWJ
Haiti: School for all is the goal http://bit.ly/9TPp3w
RT @palestine: UN humanitarian chief criticizes Gaza blockade - The Associated Press http://bit.ly/aIJsxZ
Uganda: Landslide leaves 77 dead and hundreds missing http://bit.ly/aO6FIM

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 178 guests online | Show All
Obama oo guddoomay Nobel Peace PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Thursday, 10 December 2009 15:58
Madaxweyne Obama
Madaxweyne Obama oo guddoomay abaalmarinta Nobel Peace
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa guddoomay abaalmarinta caalamiga ah ee Nobel peace prize, xaflad ka dhacday magaalada Oslo ee caasimadda Norway.

Khudbad uu halkaasi ka jeediyay ayaa Madaxweyne Obama waxa uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay, laakiin ay jiraan dad kale oo aad uga mudnaa.

Mr Obama ayaa sidoo kale ka hadlay labada dagaal ee waddankiisu hadda ku dhexjiro, isagoo yiri waxaan dareensanahay dagaal waxa uu yahay.

Wararka Maanta
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxayso dagaalo iyo duqeymo saaka ilaa maqribnimadii caawa ka dhacayey M...
Muqdisho Ciidamada Midowga Africa oo mar kale xaafado ka mid ah Muqdisho Duqeymo Ku bilaabay saaka .Warar...
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ayaa dalbaday mooshin lagu dalbanayo in Kenya raali galin ka bixiso qab...

Madaxweynaha ayaa dhawaan waxa uu ku dhawaaqay in 30 kun oo ciidan dheeraad ah uu u dirayo waddanka Afghainstan.

Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa waxaa abaalmarinta uu ku muteystay waxa ay qabanqaabiyeyaashu ku tilmaameen dadaalkiisa aan caadiga ahayn ee uu ku xoojinayo diblomaasiyadda caalamka.

Source: BBC Somali News


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer