Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

User Videos

Somalia: Life in Mogadishu
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:100
Date:17-03-2010
Glenys Kinnock: The UK and Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:26
Date:17-03-2010
Somali President ´hopeful´ for Chandlers release
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:154
Date:10-03-2010

Tweets

Somalia News Somalia Piracy: The Worst Form of Introduction - Garowe Online http://ow.ly/16Ra24
Somalia News Somalia president rejects direct American military intervention - Garowe Online http://ow.ly/16Ra25
Student of the Week: Meet Lucy, a high school student in Ghana, supported by Camfed: http://www.flickr.com/photos/camfed/4378274665/
Student of the Week: Meet Lucy, a high school student in Ghana, supported by Camfed: http://www.flickr.com/photos/camfed/4378274665/
'#Pakistani Airstrikes Kill 15 in Tribal Areas'... More nameless dehumanised villagers-dead. http://bit.ly/a5vyvt

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 180 guests online | Show All
Dagaal ka dhacay Muqdisho PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Thursday, 10 December 2009 15:55
Maliishiyo hubeysan
Dagaalka waxa uu ka dhacay degmooyinka Shibis iyo Cabdicasiis
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo xoogagga mucaaradka ee kasoo horjeeda ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa ka dhacay degmooyinka Shibis iyo Cabdicasiis oo ay isku hor fadhiyaan labada dhinac, ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday lix kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaalka.

Wararka Maanta
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyey warbixin uu soo saaray Guddiga Daba-galka Xayiraad...
Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka cun...
Dowladda KMG iyo ururka Ahlu-Sunna ayaa Addis Ababa ku kala saxiixday heshiis ay ku midoobayaan. Xafladd...

Dhinaca kale qarax ka dhacay maanta koofurta magaalada Galkacyo ee hoos taga maamulka Galmudug ayaa waxa lagu bartimaameedsaday gaari uu la socday nin ajnabi ah oo u shaqeeya shirkad kuwa kaluumeysiga ah.

Qaraxa ayaa waxa uu dhaawac fududi ka soo gaaray saddex nin oo ah ilaaladii gaariga ah.

Source: BBC Somali News


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer