Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

Is aid to drought-stricken families in Niger a good idea? http://goo.gl/fb/QRCN5
Last Word question of the day: what causes motion sickness? http://bit.ly/cnzt3U #lastword
Interesting Q&A blog post from @Careersgroup with ICRC intern Sarah, who's based here at BRC HQ http://bit.ly/bH0mGk
Join @HBRexchange for today’s #HBRchat at 1pm EDT on debunking career fallacies. Details at http://s.hbr.org/aSrFYX
The Four Phases of Design Thinking http://s.hbr.org/d60deT
Camp Cropper: Tariq Aziz's son claims human rights abuses; MOJ never signed off on transfer. - Niqash http://bit.ly/bRWFXp #iraq
The people that say something can't be done, should never interrupt the ones doing it. (John Wooden)
Nice! RT @TehranBureau: Embassy Finder: not a bad tool 2 have http://bit.ly/9iY1f8
Japan to accept 32 Myanmar refugees from Thailand http://bit.ly/a767Q7
Free, universal health care rolls out for mothers and children in Sierra Leone http://bit.ly/bRjmwS

User Videos


Rating :
Views :
1191
Date :
09-05-2010
Rating :
Views :
1388
Date :
04-05-2010
Rating :
Views :
1416
Date :
02-05-2010
Rating :
Views :
1006
Date :
26-04-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 146 guests online | Show All
Ahlu Sunna maxay rabtaa? Daawo.. PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Wednesday, 25 November 2009 16:27
Maxamed Saleebaan Warsame oo jooga Istuudiyaha Bush House
Guddoomiyaha Ahlu Sunna ee Jaaliyadda dibadda ku nool Maxamed Saleebaan Warsame
Ahlu Sunna, waa koox ay ciidammadeedu dagaal kula jiraan Shabaab iyo Xisbul Islaam.

Laakiin Ahlu Sunna oo ah koox ka soo jeedda Dariiqada Suufiyada, ayaa ah mid aan hore loogu aqoon ciidan iyo dagaal.

Markaa su'aalo badan ayaa soo baxaya oo ku saabsan kooxdan cusub.

Madaxweynaha Soomaaliya mar uu ku tilmaamay in ay yihiin mid ka mid ah Jabhadaha dalka ka dagaallamaya.

Arrintaasi way ka caraysiisay Ahlu Sunna, waxayna ka bixiyeen jawaab kulul.

Haddaba kooxdani maxay tahay?

Ma wadaaddo ku soo biiray kuwii kale ee waddanka inay xukumaan doonayay baa?

Si kooban haddii loo yiraahdo - Maxay ujeeddadoodu tahay?

Wararka Maanta
Dagaalada iyo duqeymahaan is barbarsoday ayaa u dhaxeeyey cidamada dowlada lagu darey kuwa ahlu sunah oo ...
Kulan ay yeesheen Xubnaha barlamanka ee diidan shirgudoonka ayaa ku dhawaaqay maanta in ay ka qeybgalayni...
19 madfac oo lagu riday galabta gudaha iyo hareeraha suuqa bakaroo iyo dhimasho iyo dhawac soo garey dad ...

Mise waa koox ka duwan?

Yaa u Madax ah? Xaggeese xaruntoodu tahay?

Arrimahaas ayaa waxaa ka jawaabaya Guddoomiyaha Ahlu Sunna ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dibadda ku nool.

Waa Maxamed Saleebaan Warsame, oo deggan Ohio, dalka Mareykanka.

Istuudiyaha Bush House ayaan ku marti qaadnay:

Ahlu Sunna, yaa ka dambeeya? Maxayse xiriir la leedahay dalalka deriska, gaar ahaan Ethiopia iyo Kenya? Maxamed saleebaan Warsame ayaa fasiraya ee halkan ka daawo.

Maxamed Saleebaan Warsame, waxaa uu hadda safar ku joogaa Gesska Afrika.

Source: BBC Somali Service


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer