Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

User Videos

Tweets

EXCLUSIVE PICTURES: #Palestinians hold candlelit #vigil to mark 1000th day of #siege of #Gaza http://bit.ly/9a5UW5 rt @MiddleEastMnt
That means I can only do it well in stiletto's. RT: @Tim_Maynard 'Storytelling is like snooker' vin ray
Camfed founder Ann Cotton featured on The Daily Femme, a blog highlighting women making a difference. http://ow.ly/1gNyj
Camfed founder Ann Cotton featured on The Daily Femme, a blog highlighting women making a difference. http://ow.ly/1eNTh
What's Stopping Innovation? http://bit.ly/bgLnxh
For Retirees, Social Entrepreneurship Is Better Than Golf http://bit.ly/b1tT5z

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

  • Abbas Gassem
1 user and 144 guests online | Show All
al-Shabab oo sheegtay in ajnabi ku soo biirayo PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Saturday, 04 July 2009 07:56
militia
Kooxaha Islaamiyiinta ee Soomaaliya
Taliye ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta oo ku sugan Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in kooxo ajnabi ah oo ka imanaya dibedda ay ku soo biirayaan dagaalka ay kula jiraan dowladda.
 

Taliyahaasi oo ka tirsan Shabaab, oo magaciisa qariyay ayaa sheegay in boqolaal maliishiyo ajnabi ah ay ku soo biireen ururkooda, kuwaasi oo u badan Pakistani.

Magaalada Dhuusa Marreeb oo uu gacanta ku hayo urur diimeedka Ahlu Sunna ayaa abaar xum lagu soo sheegay.

Wararka Maanta
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxayso dagaalo iyo duqeymo saaka ilaa maqribnimadii caawa ka dhacayey M...
Muqdisho Ciidamada Midowga Africa oo mar kale xaafado ka mid ah Muqdisho Duqeymo Ku bilaabay saaka .Warar...
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ayaa dalbaday mooshin lagu dalbanayo in Kenya raali galin ka bixiso qab...
Waxaa kale oo Dhuusa marreeb laga soo sheegay in ay ku soo jabeen dad badan oo dagaallada Muqdisho ka qaxay.

Source: BBC Somali News


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer