Single Sign-On
User Videos
| ||||||||
| ||||||||
Hello Me
Latest News / Wararka Cusub
- UK pledges £5m for Somali fighting fund
- Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study Finds
- Somali leader 'hopeful' of pirate couple release
- Somali Gov. started military offence to push Al-Shabaab out of Mogadishu
- International Women's Day absurd says supermodel
- SOMALIA: Poverty pushes Bosasso children on to streets
- Chinese navy to support anti-piracy off waters Somalia
- Somalia: Government Says It Completed Its Preparation for Offensive Against Rebels
- Somalia: The Lord Will Provide
- President Sharif: Somalia is not a failed state
- French navy capture biggest haul of Somali pirates
- EU navy tracking hijacked Norwegian tanker
- Piracy costs shipping firms over $100m annually, says report
Newsletter and Updates
Online Users
0 users and 119 guests online |
Show All
| Indha Cadde: "Waa Mooryaan diimeed" |
|
|
|
| News in Somali - Siyaasadda | |||
| Friday, 03 July 2009 09:13 | |||
Wasiiru Dowlaha Difaaca ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya,Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa sheegay in kooxaha la dagaallamaya dowladda aanay dooneyn in diinta islaamka la isku xukumo. Indha Cadde, ayaa wareysi uu siiyay BBC ku sheegay in uu ka mid ahaa dadkii aasaasay al-Shabaab, balse uu yiri ay ka leexdeen ujeedadii ay u socdeen, isagoo ku tilmaamay inay yihiin Mooryaan diimeed. Yusuf Indha Cadde, waxa uu sheegay in dagaalladii ugu danbeeyay ay saraakiil badan kaga dileen kooxaha mucaaradka, oo uu sheegay in ay ku jiraan qaar ajnabi ah. Waxa uu sheegay inay hayaan meydadka qaar ka mid ah mucaaradka oo ay ku dilleen dagaalka, kuwaasi oo uu sheegay inay doonayaan in ay saxaafadda tusaan.
Source: BBC Somali News The comment section is restricted to members only. |
| related articles: |
|---|
|









Indha Cadde




