Single Sign-On
Tweets
Hello Me
User Videos
Latest News / Wararka Cusub
- Mo Farah: Run away success, a man with odds stacked against him
- Urban warfare: Civilian casualties worries international community
- Somali group warns more troops will be annihilated
- Militant Alliance Adds to Somalia’s Turmoil
- European Commission allocates €35 million for victims of conflict and natural disasters in Somalia
- Somaliland: A democratic beacon of hope in a dangerous part of the world
- Somaliland: Silanyo sworn in as president
- AU to send 4,000 troops to Somalia, US against peacekeepers attacking Al-Shabaab
- Fighting in Mogadishu, at least 32 dead officials say
- Seychelles convicts 11 Somali pirates to 10 years
- Thirteen insurgents killed in Somalia's Puntland
- AU to send an extra 2000 troops to Somalia
- Puntland forces attack al-Shabab in Somali mountains
Newsletter and Updates
Online Users
| Maamula Puntland oo dacwad ku oogaya Amiin Caamir |
|
|
|
| News in Somali - Media & Technology |
| Sunday, 15 February 2009 17:08 |
|
Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole ayaa sheegey in ay tahay been abuur aan waxba ka jirin sawir gacmedkaan la xardhey kaas oo sida fariin ah in Puntland dib looga furey Warshada daabacda lacagaha Faalsada ah. Mud.Farole ayaa ku tilmaamey sawirka Amiin Camir mid sidey dacaayad siyaasdeed kaas oo lagu dhabar jabinayo isbadalka siyaasadeed ee ka dhacey Puntland. Mr.Farole ayaa saxaafada u sheegey in Sawir Xardhaha Amiin Caamir ay Xukumadiisu ku soo oogi doonto dacwad ka dhan ah madaama uu meel ka dhac shaqsiyadeed [ Defamation] sameyey, islamarkana uu yahay been abuur aan sal iyo raad toona laheyn oo laga faafiyey MGPL. Dhinaca kale Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa sheegey in shir saxafadedka ay ugu " Waxaa halkaan idinka muuqda sawir gacmeed uu sameeyey Amiin Camir kaas oo uu ku sheegayo in Puntland taalo Warshad sameysa lacag Faalso ah oo uu weliba iska leeyahay Madaxa DGPL, arintaan ayaa ah mid lid ku ah sharafta Madaxweyne Cabdiraxman Farole iyo weliba jiritaanka Puntland." ayuu yiri Mr. Mire oo kor u haya sawirkaan. Wasiirka ku-xigeenka Warfaafinta DGPL Cabdishakur Mire Aadan ayaa sidoo kale sheegey in Wargeyska Jamuuhriye uuba si afdheer u sheegey isaga oo qorey in golaha Wasiirada Puntland go'aamiyeen in lacagaha Falsada ah la fasaxo si loo daabaco. Mr.Mire ayaa ugu dambeyntii xusey in Amiin Camir uu joogo wadan sharci iyo kala dambeyn ka jirto maamulkiisana ku soo oogi doonaan dacwad ka dhan ah, Qareen howshaas qabtana qabsadeen. Source: garowe.com The comment section is restricted to members only. |












