Single Sign-On
Tweets
Hello Me
User Videos
Latest News / Wararka Cusub
- Mo Farah: Run away success, a man with odds stacked against him
- Urban warfare: Civilian casualties worries international community
- Somali group warns more troops will be annihilated
- Militant Alliance Adds to Somalia’s Turmoil
- European Commission allocates €35 million for victims of conflict and natural disasters in Somalia
- Somaliland: A democratic beacon of hope in a dangerous part of the world
- Somaliland: Silanyo sworn in as president
- AU to send 4,000 troops to Somalia, US against peacekeepers attacking Al-Shabaab
- Fighting in Mogadishu, at least 32 dead officials say
- Seychelles convicts 11 Somali pirates to 10 years
- Thirteen insurgents killed in Somalia's Puntland
- AU to send an extra 2000 troops to Somalia
- Puntland forces attack al-Shabab in Somali mountains
Newsletter and Updates
Online Users
| Madaxweyne Shariif oo maanta ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaare |
|
|
|
| News in Somali - Siyaasadda |
| Thursday, 12 February 2009 14:42 |
|
Wararka ka imaanaya Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu dhameeyay wada tashiyadii u dambeeyay ee uu ku magacaabayo Ra'iisul Wasaaraha, iyadoona kama dambeys ay maanta uu ku dhawaaqayo. Sida ay bogga Mareeg.com u xaqiijiyeen ilo ku dhow dhow Xafiiska Madaxweynaha ayaa sheegaya in Mr Shariif Sheekh Axmed uu ku guda jiro magacaabista Ra'iisul Wasaaraha, iyadoona waqtiga uu yahay mid ku ciriiri ah, waxaana jira cadaadis xoogan oo Madaxweynaha ugu imaanaya cidii uu u xulan lahaa inuu u magacaabo Ra'iisul Wasaaraha. Madaxweyne Shariif iyo Afhayeenka Baarlamaanka Aadan Madoobe ayaa xalay qaatay kulan dheer, kaas oo ku saabsanaa soo magacaabida shaqsiga noqonaya Ra'iisul Wasaare, waxaana la soo sheegayaa in labada Mas'uul ay isku waafaqeen waxyaabihii ay ka hadleen ee ku aadanaa magacaabista Ra''iisul Wasaare cusub. Beelaha Majeerteen iyo Mareexaan oo ka soo wada jeeda Beelaha Daarood ayaa loolan ugu jira jagadaas, iyagoona kala wata musharaxiin kala duwan oo ay doonayaan in loo magacaabo xilka Ra'iisul Wasaaraha. The comment section is restricted to members only. |
| related articles: |
|---|










