Home

User Videos

    123    
Luul Jaylani (heeso)
By: Mohamed Abdi
What is Going on?
By: Mohamed Abdi
Blood path of Somalia
By: Abbas Gassem
New Beginning
By: Mohamed Abdi
Dagaal Xamar
By: Abbas Gassem

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Login

Syndicate

Get Our News Updates
Top stories
Sunday, 11 May 2008
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Ahmadu Ould Abdallah ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in uu furmi doono beri wadahadaladii dhanka nabada ee la doonayo in ay isugu yimaadaan Ergooyin ka kala socda Dawladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya. Susanah Price oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya qaabilsan ayaa sheegtey in wakiilka qaramada midoobay uu sheegay in beri ay si rasmi ah u bilaaban doonaan wadahadada dhanka dib u heshiisiinta ee u dhaxeeya Dowladda iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya. Saaka ayaa lagu wadaa in ay kulan isugu yimaadaan Ahmadu Ould Abdallah iyo Ergada ka socota Isbahaysiga Casmara, kuwaasi oo dhexdooda ay ka muuqato inaanay isku raacsaneyn qaabka ay u dhacayaan wa...
Leading stories
Sunday, 11 May 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)- kooxo Hubeeysan oo aan la garaneeyn ayaa Saaka Weerar...
Sunday, 11 May 2008
Beledweyne,(insidesomalia.org)- Warar lagu kal soonyahay oo soo baxay saakay ayaa s...
Sunday, 11 May 2008
Baladweeyne,(insidesomalia.org)- Ciidamado Itoobiyaan ah oo fara badan, isla markaa...
Saturday, 10 May 2008
Gedo,(insidesomalia.org)- Waxaa habeenkii xalay gudaha Gobolka Gedo iyo degmada Baa...
More news
Saturday, 10 May 2008
Baladweeyne,(insidesomalia.org)- Roobab xoogan oo ma higaan ah ayaa xalay ka da'ay Magaalada Balladweeyne ee Gobolka Hiiraan iyo deegaano ku xeeran xili abaaro saameeyn ku yeeshay dadka iyo duunyada laga soo Sheegayay Gobolada Dhexe ee Dalka Somalia. ...
Saturday, 10 May 2008
Walaweyne,(insidesomalia.org)- Xoogag ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta dagaal kula wareegay Gaadiid ay lahaayeen Wasiirrada Arrimaha Gudaha Muuse Nuur Amiin iyo Maaliyadda Maxamed Cali Xaamud. Gaadiidkan oo marayay inta u dhax...
Saturday, 10 May 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa Maanta Xarun Cusub oo Isgaarsiineed ka furtay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Wadada Makka Al Mukarama. Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkadaha Isgaar...
Dabageed oo Ciidamo Itoobiyaan ah wato oo  Soogaarey Duleedka Beledweyne
Saturday, 10 May 2008
Beledweyne, (insidesomalia.org)-Warar ku dhaw dhaw Maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in ay soo gaareen duleedka Magaalada Beledweyne deegaanka janto-kundisho, halkaasoo shalay ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo guuray Degmada Bulo...
Qaxooti Dhibaato Ba,an ku Haysata Beleweyne
Saturday, 10 May 2008
Bledweyne, (insidesomalia.org)-Waxaa dhibaato ba'an ay la soo diristay dadka soo baro kacay ee ku jiro xeryo baco iyo maryo ka sameyso oo ku yaalo gudaha iyo daafaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Dadka oo isugu jiro k...
Saturday, 10 May 2008
Beledweyne, (insidesomalia.org) - Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa isaga tagay xilkii uu hayay, kadib markii ay la soo deerseen cabsi ku aadan dhanka noloshiisa. Max'ed Gacal Max'ed oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka...
Saturday, 10 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Dagaal sababay in la qabsado saldhigga Booliiska ee Waaberi lana gubo Gaadiid ay lahayeen Ciidamada Dowladda ayaa xalay ka dhacay Degmada Waaberi ee Magaaalda Muqdisho, Dagaalkaas ayaa lagu soo warramayaa in uu geystay khasaar...